Dowlada Itoobiya oo ka carootay talaabo uu qaaday Maraykanka, kana dalbatay..

Itoobiya ayaa ka dalbatay Mareykanka inuu xiriir diblomaasiyadeed oo toos ah la sameeyo halkii uu Kenya kala hadli lahaa arrimo khuseeya dalkooda Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Dina Mufti, ayaa shir jaraa’id ku sheegay in xukuumadda Washington iyo waddamada kaleba ay soo dhaweynayaan inay wadashaqeyn dhinaca diblomaasiyadda la wadaagaan Itoobiya. “Wasaaradda Arrimaha Dibadda waxay … Continue reading Dowlada Itoobiya oo ka carootay talaabo uu qaaday Maraykanka, kana dalbatay..